Deg Deg :-Goldogob Dhalinyaradii Gabdha Kufsaday Oo Xukunkoodii Lagu Dhawaaqay

Gudigii Culimada ahaa ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen xukunkii lagu riday dhalinyaradii dhawan gabdha kufsaday kadib markii xal laga gaarey labadii odey ee maqnaa waxaana lagu xukumay jeedal iyo waliba xukun xabsi oo gaaraya 10 sano ilaa 5 sano ugu yaraan waxaana hada la fulinayaa xukunka jeedalka ah

Wiilashada Kufsiga Gaystay kii ka qaybgalay Kufsiga Labada Gabdhood waxaa lagu Xukumay 200 oo Jeedal ah.

kii ka qayb qaatay 1 Gabar kufsigeedna 100 Jeedal ah.

Intaas waxaa u dheer Xukunka Xabsiga oo Qaarba in lagu Xukumay.

Warka oo dhan mar dhow baa so qoreynaa insha allah

About The Author