Dhagayso:-Qardho Waxaa Ka Hirgalay Nidaamka Qaadista Canshuuraha Gaadiidka

?????????????????????????????????????????????????????????

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka kar kaar waxaa si habsimi leh uga hirgalay nidaamka qaadista canshuuraha gaadiidka waxaa sidoo kale gaadidka kusugan tuulooyinka loogu baaqay inay tagaan goobaha qaadista canshuuraha gaadiidka.

Taliyaha laanta canshuuraha gobolka Karkaar Ayaanle Muuse Ciise ayaa sheegey in meel aan canshuur laga qaadin ay dowlad la,aan tahay ayna go,aan sadeen saddex bilood meeshii laga qaadi jirey shan bari ayna wadayaan qaadista canshuuraha mudo badan.

Taliyaha laanta canshuuraha gobolka Karkaar Ayaanle Muuse Ciise ayaa xusey in gaadiidlayda ay si wanagsan ugu hogaan sameen awaamiirta laanta qaadista canshuuraha dowlada Puntland waxaa sido kale baabuurta canshuuran laga hubiyaa buuga gaariga.

Hoos ka dhagayso

About The Author