Muuqaal+Sawirro:-Bulshada Gaalkacyo Oo Bilaabay Olole Ay Ugu Gurmanayaan dadka Xoolihii Kadhamaadeen Ee Soo Dagay Duleedka Magaalada

Bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xaruna gobolka mudug ayaa waxa ay bilaabeen ol ole xaafad waliba ay isaga aruurinayso cunooyin kala duwan ,dhar ,iyo lacag waxaana ay uga qayb qaadanayaan gurmadka loo samaynayo dadkii xoolihii ka dhamaadeen ee duleedyada Gaalkacyo dagan.

shacabka xaafada sinaay ee magaalada Gaalkacyo aaya waxaa ay gudiga gurmadka abaaraha ee gobolka mudug ku wareejiyeen gurmad ka kooban raashin qaybo badan leh,dhar,iyo lacag cadaan ah oo ay iska aruuriyeen waxaana ay sheegeen inay uga qayb qaadanayaan gurmadka dadkaas loogu gurmanayo.

Muuqaalka Hoos ka daawo

Sawirrada Hoos Ka Daawo

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11

About The Author