Sawirro: Wasaarada Deegaanka Puntland oo Nairobi kusoo bandhigtay Qorshaheeda Hormarinta 2017-2022.
2 marso 2017 (Puntlandes) Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland ayaa Magaalada Nairobi kusoo bandhigtay qorshaha hormarinta wasaarada ee shanta...