Sawirro+Warbixin:-Kulan Ku Saabsan Dib Uhabaynta Shaqaalaha Dowlada iyo Tayayntooda Oo Gaalkacyo Ka Dhacay
Kulankaan waxaa soo qaban qaabisay wasaarada shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlada Puntland iyo wasaarada qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa ee...