Sawirro: Madaxweynaha dawladda Puntland oo kulan sagootin ah la qaatay Dajirihii hore ee Midowga Yurub u Fadhiyey Soomaaliya
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 October, 2016-ka Qasriga Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay...