Dhagayso: Gaas ”Xiriirka DFS iyo Puntland waa wanaagsan yahay”
Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa waraysi uu siiyey BBC uga hadlay heshiiskii ay dhawaan gaareen Dawlada Puntland iyo DFS...
Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa waraysi uu siiyey BBC uga hadlay heshiiskii ay dhawaan gaareen Dawlada Puntland iyo DFS...
Anigoo aan muddo ku siman 24 sano daawan TV afsoomaali ku hadla, ayaan bishii la soo dhaafay gatay receiver:ka Maandeeq....
Bosaso(Pes) Wasiiro ka tirsan dawlada Puntland ayaa booqday Buuralayda Galgala. Wasiiraduna waxay kala ahaayeen: 1-Wasiirka Maaliyadda Puntland Shire Xaaji Faarax....
Laanta Af-somaliga BBC ayaa waraysi la yeelatay maanta madaxweynaha Puntland ayuu ku sheegay in uu shir caalami ah oo uu...
Boosaaso(Pes) Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa maanta kulan ay kula wadaageysay halka uu marayo qorshaha lagu dhisaayo Garoonka...
Shirweynahan loogu magac daray ” Globel African Investment Summit” ama Shirweynaha maalgashiga Afrika ayaa waxaa uu galay maalintii labaad ee...
Gaalkacyo (Pes) Ciidanka Birmadka ayaa goobaha muhiimka ah ee magaalada taagan waxayna si joogta ah u baarayaan gaadiidka iyo dadka....
Shirkada la magac baxday Soma Oil & Gaas oo ah shirkad qandaraas ka heysata Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay magaalada...