Month: November 2022

Sawirro: Xasan Sheekh “ciddii dhaqaale siisa argagixisada door ayey ka qaateen qaraxyada & xasuuqa lagu gumaaday ardayda, hooyooyinka, waxgaradka iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed”

06 Nov 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo...