Dhagayso: Waxgaradkii Galmudug & siday uga hadleenn Xiisadda Baraxleey ka taagan

26 Nov 2015 (Puntlandes) Waxgaradkii Galmudug ee laga sugayey inay damiyaan colaada ay Kooxda DAMUL JADIID Villa Somalia kasoo waariday ayaa waxay ku hadleen hadal dhiillo Coladeed iyo kala fogaansho abuuraya, kaasoo ay ka mid la doonayo in la Gumaysto oo aan hadal munaasib ah ahayn.

159

Dhagayso bal waxa uu ku hadlayo, Afhayeenka Odayasha dhaqanka Galmudug Nabadoon Yaasiin Maxamed Gaani oo la hadlay Idaacad Taageerta maamulka ay DFS taageerto.


Puntlandes.com

About The Author