Qaramada Midoobey oo ku dhawaaqday hadal uu Xasan Sheekh u dhiibay, Gaalkacyo 40 kun baa ka barakacay

1 Dec 2015 (Puntlandes)  Qaramada Midoobey oo noqotay Afhayeenka Xasan Sheekh Hogaamiyaha Kooxda ka talisa Villa Somalia ee DAMUL JADIID ayaa sheegtay in 40 kun oo qof ku barakaceen dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, hadalkan ayaa ah mid uu usoo dhiibay Xasan Sheekh.

161a1

Magaalada Gaalkacyo oo ah magaalo aad wayn ayna ku noolaayeen dad aad u fara badan kuwaasoo ka qaxay Dagaaladii iyo Colaadii uu Xasan Sheekh Xamar kazoo abaabulay, ayuu wuxuu doonaaya Xasan Sheekh inuu ku sheego in ay ku noolaayeen dada aad u yar.

Afhayeenka Qaramada Midoobey Stephane Dujarric ayaa manta ku dhawaaqay hadalkan uu gadaal ka taagan yahay Xasan Shekh ee ah inay magaalada Gaalkacyo ku nooshahay oo kaliya 40 kun dad u dhaw maadaama dadkii magaalada ku noolaa ay ku bara kaceen Colaada uu xasan Sheekh soo abaabulay.

 

About The Author