Sawiro: Xaflad ka dhacday Xalay London oo lagu taageeray Musharaxnimada Mohamed Noor

1 Dec 2015 (Puntlandes)  Xaflad  si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxay Xalay ka dhacday magaalada London ee dalka UK, taasoo lagu soo  Dhawaynayey Musharax Maxamud Noor

Waxaana Horseed ka ahaa oo wax ka abaabulay Xafladaas Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland UK Eng Maxamud Barre oo Door Firfircoon Ka Qaatay Soo Dhawayntaas.

Waxaa xusid mudan in ay Xalfadaas isugu yimaadeen dad Siyaasada Soomaaliya ku kala aragti duwan, Hadana waxay ku midoobeen taageerida Musharax Maxamed Noor.

Daawo sawirada
161b

161b1

161b2

161b3

161b4

About The Author