Wararka maanta

RW Rooble “Hub sharci darro ah oo laga soo dajiyey Gaalkacyo dhinaca Galmudug oo loo waday Puntland oo nabad ah in dagaal lagaga rido ayaa sabab u noqday dhaawaca Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee dhinaca Galmudug”