Muuqaal: MD Xasan Sheekh oo sheegay inuusan ka tanaasulayn Doorashooyinka qof & codka ah ee uu garwadeenka ka yahay
28 April 2026 (Puntlandes.com) Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay madaxda dhaqanka qaarkood la kulmay ayaa sheegay inuusan ka tanaasulayn Doorashooyinka qof...