Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1151)

Daawo Video: Madaxweyne Gaas oo ka caawinaya Xasan Culusoow sidii uu ku heli lahaa Lacagtii New Dealka

Comments Off on Daawo Video: Madaxweyne Gaas oo ka caawinaya Xasan Culusoow sidii uu ku heli lahaa Lacagtii New Dealka

Shirkii Bryssel ee sanadkii hore waa tii Beesha caalamku u balanqaaday Madaxweynaha Villa Xamar lacag aad u fara badan taasoo ilaa iyo hada waxba la soo gaarsiin ka dib markii lagu helay musuqmaasuq baahsan, maamul xumo, ku tagrifal awoodeed, ku tumasho Dastuurkii lagu heshiiyey, carqaladayn Faderaalaynta dalka Soomaaliya iyo waxyaalo kaloo faro badan ayaa Beesha […]

Continue reading …

Daawo Video: Qaybdiid iyo maanta wuxuu ka Abdulahi Yusuf Airport

Comments Off on Daawo Video: Qaybdiid iyo maanta wuxuu ka Abdulahi Yusuf Airport

Gaalkacyo (Pes): Hogaamiye Xaafadeedka Galmudug/Baraxleey ayaa maanta mar kale la hadlay saxaafada laakiin markan waxay uga duwanayd goodintii iyo Dhaartii hore waxaa u run sheegatay xaqiiqda. Wuxuu maanta sheegay in uu dib ufuray Abdulahi Yusuf airport oo uusan xirin markii horeba hawshiisana sidii caadiga ahyd u watay. halkan ka daawada Shirkii jaraa’id ee odagu qabatay […]

Continue reading …

Dowlada Puntland oo wafti Xamar u dirtay

Comments Off on Dowlada Puntland oo wafti Xamar u dirtay

Waxaa shalay 27 dii september 2014 ka duulay garoonka diyaaradaha Garowe in ka badan 20 Agaasimayaal iyo Agaasime waaxeedyo oo ka kala socda madaxtooyada iyo Wasaaradaha Dowlada Puntland kuwaas oo lagu wado inay uga qeyb galaan shir Xamar ka dhacaya maanta ay soo qaban qaabisay Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Dowlada Xasan Culusoow. Ujeedada waftiga Puntland u tageen […]

Continue reading …

Dhagayso: Jawaabta Puntland ee Qaybsigii Garoonka ee Qaybdiid soo jeediyey

Comments Off on Dhagayso: Jawaabta Puntland ee Qaybsigii Garoonka ee Qaybdiid soo jeediyey

Axad 28 ka September 2014: Hogaamiye Cabdi Qaybdiid ayaa ku dalbaday labadan qodob  ee hoose mar uu ka hadlayey Garoonka Abdulahi Yusuf Airport ee Puntland In Qarabkii lahaa Garoonka Abdulahi Yusuf airport dib loogu celiyaa In aanu qaybsano aniga iyo Puntland maamul ahaan iyo dhaqaalo ahaanda Abdulahi Yusuf airport Hadaba waxaa u jawaabay Wasiirka warfaafinta […]

Continue reading …

Dhagayso: Qaybdiid ”Waa in Qarankii lahaa loo celiyaa Garoonka ama aanu Qaybsanaa”

Comments Off on Dhagayso: Qaybdiid ”Waa in Qarankii lahaa loo celiyaa Garoonka ama aanu Qaybsanaa”

Axad 28 ka September 2014: Hogaamiye Cabdi Qaybdiid ayaa waraysi uu siiyey VOA somali uga hadlay Hanjabaadiisii Fashilantay ee ku wajahnayd Garoonka Diyaaradaha Abdulahi Yusuf airport in uu xirayo. Qaybdiid ayaa hadaladisa waxaa ka mid ahaa ”Maamulka Airportka waa in loo sinaadaa” Wuxuu hadalka ku sii daray in labo mid uun uu ku Qancayo taasoo […]

Continue reading …

Dhagayso:Hogaamiye Qaybdiid oo tak-tikadii Bedelay

Comments Off on Dhagayso:Hogaamiye Qaybdiid oo tak-tikadii Bedelay

Gaalkacyo (Pes): Hogaamiye Cabdi Xassan Cawaale Qaybdiid ayaa sheegay inuu ka laabtay xayiraadii uu ku Goodiyey in uu xiray Abdulahi Yusuf Airport ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,ka dib markuu arkay in Puntland ka hor degtay sugtay Garoonka amaankiisa.   ”Reer Puntland waxaan ka baranay Diyaarad hawada maraysa oo xoog lagu soo dajiyey” ayaa ka […]

Continue reading …

Saxaafada ku hadla afka dowlada Puntland oo qoray Wadahadalo u furmaya Dr Gaas iyo C/Wali Sheikh Axmed

Comments Off on Saxaafada ku hadla afka dowlada Puntland oo qoray Wadahadalo u furmaya Dr Gaas iyo C/Wali Sheikh Axmed

Gaalkacyo (Pes) Waxaa maanta lagu faafiyey qaar ka mid ah Saxaafada Puntland ee ku hadla afka Xukuumada uu Dr Gaas Hogaamiyo in Gaas iyo Wasiirka koowaad ee Xasan Culusoow Cabdiwali Sheikh Axmed  in wadahadalo u furmidoonaan bishaan Septembar dhamaadkeeda. Iyadoo ay ka harsan ytahay bishan september laba cisho oo kaliya, ayey waxay qoreen in Magaalada […]

Continue reading …

Wararkii ee ugu dambeeyey ee Magaalada Gaalkacyo iyo Abdulahi Yusuf Airport

Comments Off on Wararkii ee ugu dambeeyey ee Magaalada Gaalkacyo iyo Abdulahi Yusuf Airport

Gaalkacyo (Pes): Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa ah in ilaa iyo xalay uu ka socday Qax xoog leh ama barakac Xaafada Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Baraxleey. Iyadoo ay dadkii ku noolaa Xaafadaas  ka Qaxeen Fitnada uu Hogaamiye Cabdi Qaybdiid ka hurinayo Magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug oo uu […]

Continue reading …

Akhri: War ka soo baxay maamulka uu hogaamiyo C/qaybdiid oo ku saabsan Garoonka Gaalkacyo

Comments Off on Akhri: War ka soo baxay maamulka uu hogaamiyo C/qaybdiid oo ku saabsan Garoonka Gaalkacyo

Gaalkacyo (Pes): Markii ay socon wayday Goodintii Cabdi Qybdiid ee shalay oo maanta ay hawlihii garoonka Abdulahi Yusuf Airport si caadiya u socdeen ayey shir ay yeesheen maanta maamul Xaafadeedka Galmudug ama Baraxleey ee Cabdi Qybdiid waxay soo saareen warsaxaafadeed.   Waxayna ku yiraahdeen ”Puntland waxay jebisay is afgaradkii xalay ee ahaa in aanu kulano […]

Continue reading …

Dhagayso: Nabadoon Daahir Dhangad Mudug oo Fariin adag u diray Qaybdiid

Comments Off on Dhagayso: Nabadoon Daahir Dhangad Mudug oo Fariin adag u diray Qaybdiid

Gaalkacyo (Pes): Nabadoon Daahir Aaden Dhangad oo horay uga mid ahaa Ciidamada dowladii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in Qaydiid ay Daaha gadaashiiga taagan tahay dowlada Xasan Culusoow,si Colaad iyo khalkhal uga abuuuro Gobolka Mudug. Daahir Dhangad ayaa u digay Qaydiid ‘’Waa lagu soo dirdiraa Mar Xamar baad waxaad kala timi teer iyo Burtinle iyo […]

Continue reading …