Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1437)

Musuqmaasuq caddaalad xumo laxisaabtan la,aan  xil lagu murmo iyo xil u xiran hal shaqsi  dhaqaalo xumo iyo horu socod la’aan bulsho ismaqal la’an iyo xilal Qabiil Ilaalsado  waxayasaageed ka reebtay Gobolkii  ugu Muhiimsanaa ee Dawladda Puntland waa Gobolka Mudug ee Magaallo madaxdixdiisuna   tahay Galkacaayo. Dhammaan ummadda Soomaalidda  waxaa  ku dhacday Caddaalaad  daro ay gacmahooda isku Gaysten ka soo bilow  ilaa markii xornimadda la qaatay ilaa manta oo […]

Continue reading …

Madaxwaynaha mamulka Khaatumo ee lagu doortay cadaada iyo Bilcilka Tuulada Saaxdheer Prof.Cali Khaliif Galayr waraysi uu baxshay oo muuqaal ah ayuu ku sheega in Puntland iyo Somaliland aysan ka talin doonan dhulka ee Sool,Sanaag iyo Cayn balse ay wada la furi doonaan. Wuxuu kaloo Prof Galary faahfaahin ka bixiyey socdaalkii uu dhowaan ku tagay degmada […]

Continue reading …

Ilo ka aqdhow madaxweyne Gaas ayaa u xaqiijiyey warbaahinta Puntlandes ayaa u xaqiijiyey in caawa uu shir ah uga socdo Hotel Sharaton ee magaalada Addis Ababa Madaxweynaha Puntland , Ra,iisal wasaaraha Xasan Culusoow, shirkaas waxaa garwadeen ka ah Dowlada Itoobiya. C.wali Sheekh ayaa caawa dib ugu soo laabtey magaalada Addis Ababa markii uu uga gudbay […]

Continue reading …

Maalmihii dhoweyd waxaa aad u kacsanayd siyaasada Puntland iyo Federaalka u dhexeysay. Sow hadalo ayaa hawada la isu mariyey. Waa kululaayeen hadaladaasu, haday gantaalo ahaan lahaayeen wax badan ayey galaafan lahaayeen. Si kastaba ha ahaatee Madaxweyne Cabdiweli Gaas mar walba wuxuu oran jiray in Idaacadaha laga yoo yootamaa ma fiicna.Dantaase baday inuu si kulul ula […]

Continue reading …

Gaalkacyo (Pes): Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa qoraal uu soo saaray ku amray dhamaan wasaaradaha dowlada Puntland in mudo 8-saac ah u adeegaan muwaadiniinta Puntland. Madaxweyne Dr Gaas ayaa qoraalkaasi ku sheegay in shacabka Puntland ay u baahanyihiin in loo qabto adeegyada Bulshada ee daruuriga ah, si taa loogaaran ay khasab tahay in […]

Continue reading …

Gaalkacyo (Pes): Dadka ku habsaday Xamar iyo hogaamiyahooda Xasan Culusoow ayey ka degiwaydaysidii caadada u ahayd qodobadii ka soo baxay shirkii wadotahiga ee 20 ka Agoosto. Sargaal ka tirsan xafiiska Culusoow ee Villa Xamar ayaa yiri mar uu la hadlay saxaafada in ayiri ” Puntland waxay maamushaa labo gobol iyo bar u dhiganta 13 % […]

Continue reading …

Gaalkacyo (Pes): Hogaamiyaha Maamulka Galmudug ee xaafada Baraxleey Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa marlabaad u goodiyey dowlada Puntland iyo madaxweynaheeda Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Cabdi Qeybdiid ayaa ku tilmaamay diidmadii uu diiday madaxweyne Dr Gaas in la boobo Gobolka Mudug mid ah daandaansi dagaal oo uu ku qaaday wax uu ugu yeeray dadka dega Gobolada […]

Continue reading …

DFS ta Xasan Culusoow ayaa maanta sheegtay inay taageersan tahay go’aamada kasoo baxay shir wada tashi oo Garowe ku dhexmaray madaxda Puntland  iyo Xildhibaano Baarlamaanka DF ka socday balse Puntland kasoo jeeda. Qoraal uu saxafada u diray wasiirka warfaafinta DF Mustafe Shiikh Dhuxulow ayaa lagu sheegay inay soo dhawaynayaan go’aankan ayna diyaar  u yihiin wax […]

Continue reading …

Friday, August 22, 2014 The United Nations Development Program, the U.N.’s flagship anti-poverty agency, spent tens of millions to make terrorism-battered Somalia safer, but never verified that the work was done, or even that its government partners had the capacity to do their jobs,  according to a scathing  internal auditors’ report. According to the United […]

Continue reading …

Madaxweynaha Xasan Culusoow ayaa u direy Bankiga Keydka Mareykanka US Federal Reverse Bank waraaq uu ku dalbanayo in la siiyo lacagta keydka ee Dowladii Somaliya u dhigatay shacabka Soomaaliyeed halkaas. Qoraalka ayaa Waxaa fududeeyey safiirka Somalida ee dalka Kenya Maxamed Cali Americo oo ay isku dhow yihiin Culusoow.Cid ay kala tashteen ama la ogayd labadooda […]

Continue reading …