Home » Archives by category » Maqaallo (Page 2)

Yuusuf Garaad ”Cadaado ma mid gado midna lacag la’aan ku qaado ayey rabtaa? Ha caddeyso Cadaado haddii ujeeddadeedu ay tahay in ay caasimad noqoto”

Comments Off on Yuusuf Garaad ”Cadaado ma mid gado midna lacag la’aan ku qaado ayey rabtaa? Ha caddeyso Cadaado haddii ujeeddadeedu ay tahay in ay caasimad noqoto”

Gobollada Dhexe maxay Dowlad u dhisan kari la’yihiin? Degmooyinka iyo siyaasiyiinta hor boodayaa maxay guul u yaqaannaan? Dantoodu ma in ay helaan baa waxa ay doonayaan? Mise dantoodu waxay ku jirtaa in ay is-hor taagaan waxa ay kuwa kale doonayaan? Erayadeydu waxay ku socdaan labada degmo ee Dhuusa Marreeb iyo Cadaado. Waxaa hore loo go’aamiyay […]

Continue reading …

Daawo Video–Sawiro: Xasan Yusuf Dhuux oo Abaalmarin caalami ah la gudoonsiiyey

Comments Off on Daawo Video–Sawiro: Xasan Yusuf Dhuux oo Abaalmarin caalami ah la gudoonsiiyey
Daawo Video–Sawiro: Xasan Yusuf Dhuux oo Abaalmarin caalami ah la gudoonsiiyey

Melbourne (Pes): Xaflada lagu bixinayey Abaalmainta Caalamiga ah ayaa waxaa ka soo qaybgalay wasiirada Gobolka Victoria ee dalka Australia oo uu hogaaminayo madaxa Gobolka Victoria, waxaa kaloo ka soo qaybgalay madaxa Poliska Gobolka waxaana halkaas lagu abaalamariyey dadkii mutaystay Abaalmarinta sanadkan oo ka soo kala jeeday Jaaliyado kala duwan. Xalfadan aadka loo soo agaasimay ayaa […]

Continue reading …

Soomaalinimadda ma aaminsani laakiin Puntlandnimada waan aaminsanahay

Comments Off on Soomaalinimadda ma aaminsani laakiin Puntlandnimada waan aaminsanahay

Magacaygu waa Ayaan Dhangad. Waxaan dhashay xilyadii bur burkiii Soomaliya. Waxaan ku dhashay Gobalka Nugaal. Wax dowlad nimo sheegaya ilaaa aan ka soo gaaray 7 sano ma”arkin.M madaxweynihii ugu horeeyey ee aan arko wuxuu ahaaa Abdulaahi Yusuf Ahmad illahay janadii ha geeyee. Waxaan ku caqliyeystay maamulka Puntland oo jira. Waxaaan ku noolahay amni, nabad iyo […]

Continue reading …

Musuqmaasuq caddaalad xumo laxisaabtan la,aan  xil lagu murmo iyo xil u xiran hal shaqsi  dhaqaalo xumo iyo horu socod la’aan bulsho ismaqal la’an iyo xilal Qabiil Ilaalsado  waxayasaageed ka reebtay Gobolkii  ugu Muhiimsanaa ee Dawladda Puntland waa Gobolka Mudug ee Magaallo madaxdixdiisuna   tahay Galkacaayo. Dhammaan ummadda Soomaalidda  waxaa  ku dhacday Caddaalaad  daro ay gacmahooda isku Gaysten ka soo bilow  ilaa markii xornimadda la qaatay ilaa manta oo […]

Continue reading …

Daawo Khudbadii uu Prof Galayr oo maanta Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer loogu doortay madaxweynaha Khaatumo ayaa Hoos ka daawo   Puntlandes.com

Continue reading …
Page 2 of 212