Madaxweynaha Puntland Dr- C/weli M. Gaas ayaa Magaalada Adis’ababa kula kulmay Gudiga ardayda reer Puntland ee Dalka Itoobiya ee uu hogaaminayo Gudoomiya ardayda.
Adis’ababa-Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Magaalada Adis’ababa ee Caasimada dalka Itoobiya intii uu ku sugnaa kula kulmay...