Wasiirka Deegaanka Puntland oo booqday Isbitaalka guud ee gobolka Mudug oo Burbur xoogleh ka muuqdo (Sawiro).
Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta booqasho kutagay isbitaalka guud ee gobolka...