Month: March 2023

Madaxweyne Deni oo soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan Hirgelinta Khidmadaha Shatiyada iyo Jaangoynta Canshuuraha KMG ee Khayraadka Macdenta

11 Mars  2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan Hirgelinta Khidmadaha...