Month: March 2023

Sheekh Shariif, Kheyre, Cumar C/rashiid, Gaas, Shariif Xasan iyo C/qaadir Cosoble oo ka digay muddo kordhinta ay wadaan Guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka

07 Mars  2023 (Puntlandes) Bayaan wadajir u soo saareen Madaxweynihii hore Shariif, Ra’iisul Wasaarayaashi hore, Xasan Kheyre, Cumar C/rashiid, C/weli Gaas,...

Muuqaal: Deni “Puntland qeyb kama aha dagaalka Laascaanood, waxaanse ku kalsoonahay Shacabka reer Laascaanood in ay Sharafkooda iyo cirdigooda difaacaan”

05 Mars  2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo magaalada Bosaso kaga qeybgalay shirka Horumarinta degmada Bosaso ayaa...