Sawirro: Madaxweyne kuxigeen Lugatoor oo daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland Sanad Dugsiyeedka 2024-2025
24 May 2025 (Puntlandes.com) Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda PuntlandIlyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta si rasmi ah u furay Imtixaanka...