Alshabaab oo qabsatay Goofgaduud oo Baydhabo u jira 30km
30 okt 2016 (Puntlandes) Alshabaab ayaa dagaal xoogan kula wareegtay gacanta ku haynta deegaanka Goofgaduud ee ku yaala duleedka magaalada Baydhabo....
30 okt 2016 (Puntlandes) Alshabaab ayaa dagaal xoogan kula wareegtay gacanta ku haynta deegaanka Goofgaduud ee ku yaala duleedka magaalada Baydhabo....
Dr. Cabdirisaaq Barre guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in muddo labo...
29 okt 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Doorashada Soomaaliya ee la qorsheeyey inay dhacdo 30nov 2016 dib loo...
Akhriso Warsaxaafadeed uu soo saaray maamulka Ahlusunna oo lagu sheegay inaysan Aqoonsan doonin Doorashada Cadaado iyo waxa kasoo baxa Puntlandes.com
Daawo Su'aalihii Baarlamaanka Puntland uu waydiiyey madaxweyne Gaas & jawaabihii uu bixiyey Puntlandes.com
29 okt 2016 (Puntlandes) Waxaa goor dhawayd Suuqa Ganacsiga ee magaalada Gaalkacyo lagula kala wareegay sadex nin oo uu Afduubtay...
29 okt 2016 (Puntlandes) Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa dhammaantood looga yeeray dalka Imaaaraadka Carabta, waxayna la xiriirtaa u yeeritaankani...
29 okt 2016 (Puntlandes) Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Olgan Bekir ayaa la kulmay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban ee...
29 okt 2016 (Puntlandes) Malayshiyada maamulka Galmudug ayaa waxay magaalada Gaalkacyo ku afduubteen nin Ganacsade ah oo reer Puntland ah....
29 okt 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayy maanta furay Kalfadhiga 38-aad Ee Baarlamaanka Dowlada...