Sawirro: Wafti uu hogaaminayay Siyaasi Cismaan Abshir Cigaal oo booqday Mashruuca Horumarinta Bursaalax
3 okt 2016 (Puntlandes) Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayey Siyaasi Cismaan Abshir Cigaal Yay ayaa waxay booqdeen Mashruuca Horumarinta Bursaalax....