BREAKING NEWS: Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee Muqdisho ku sugan oo kasoo horjeestay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Somalia
24 sept 2016 (Puntlanded) Warbaahinta Puntlandes ayaa waxaa soo gaaray warsaxaafadeed kasoo baxay Siyaasiyiinta iyo Odaydhaqameedka kasoo jeeda Somaliland ee...