XOG: Gudoomiyaha G Mudug uga Xog waramay Puntlandes.com Hawlgalka Alshabaab Sifaynta ah ee Puntland ka socda
18 Marso 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo ku sugan...