Ergayga QM “Mustaqbalka Somalia ayaa miiska saaran. Dalka oo wax badan qabsan karo ayaan horey u sii socon karin haddii aysan Puntland si buuxda oo loo dhan yahay uga qaybgelin”
31 Mars 2024 (Puntlandes.com) Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing oo maanta tagtay Garowe ayaa war qoraal...