Ismaaciil Cumar Geelle oo sidii la filayey ku Guulaystay doorashadii madaxweynaha Jabuuti
9 April 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sidii la filayey ku guuleystay doorashadii madaxweynaha ee shalay...
9 April 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sidii la filayey ku guuleystay doorashadii madaxweynaha ee shalay...
8 April 2016 (Puntlandes) Cisbitaalka Bursaalax (Bursalah Referal Hospital)ayaa wuxuu Shalay oo ahayd 7dii April 2016 safar wacyigelin Caafimaad ku...
Daawo Jaaliaya Puntland ee UK ooTaageeray Heshiiska ay kula kala saxiixdeen Puntland iyo DFS Garowe Puntlandes.com
8 April 2016 (Puntlandes) Mas'uuliyiin ka socda Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxgaradka, Aqoonyahano iyo Ganacsato ka soo jeeda Beesha Digil iyo...
8 April 2016 (Puntlandes) Golaha Degaanka Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka ayaa ansixiyey qaraar u hor geeyey Xildhibaan Cabdi Warsame...
Daawo Video: Maamulka Gobolka Mudug iyo Shacabka Koonfurta Soomaaliya oo Heshiis wada gaaray Puntlandes.com
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 7-April-2016-ka booqasho salaan ah kusoo booqday hoyga uu ka deggan yahay...
Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah oo looga daaday shirkii golaha xukuumadda Dawladda Puntland
7 April 2016 (Puntlandes) Maamulka Gobolka Mudug ayaa waxaa ay maanta kulan la qaateen dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee...
7 April 2016 (Puntlandes) Wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa soo dhoweeyay Heshiiskii DFS iyo Puntland ku gaareen...