Sawirro:kusimaha Madaxweynaha ahan Madaxweyneku-xigeenka Dawladda Puntland xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socdey DFS
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay...