Sawiro: Beeldaaje ismaaciil oo maanta si wayn loogu soo dhaweeyay degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu
Beeldaajaha calbari Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin ayaa maanta si wayn lagu soo dhaweeyay magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu. Beeldaajaha iyo wafdigiisa...