Puntland oo Fanaaniin uu ka mid yahay Axmed Naaji ku soo kireysatay lacag badan si ay uga tumaan Xaflada Sanad-Guuradii Koowaad ee M/weyne Gaas
Fanaanka caanka ah Axmed Naaji Sacad ayaa soo gaaray Magaaladda Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland,waxaana lagu soo kireeyay lacag badan....