Dhagayso: Cumar C/rashiid “Waxaan goostay inaan dawlada uga digo in Xuquuqda Dastuuriga ee Qofku leeyahay aan marna lagu talax tagin”
19 Dec 2017 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya hana ah Senate ka tirsan Aqalka Sare Cumar Cabdirashiid ayaa si xooggan...