Daawo sawirradda maamulka & Ardayda Dagmada Bursaalax oo qayb lixaad leh ka qaatay Gurmadka Qaran ee Qaraxii ka dhacay Muqdisho.
24 Okt 2017 (Puntlandes) Maamulka iyo Ardayda Dagmada Bursaalax ayaa waxay wareejiyeen lacag ay soo uruuriyeen oo cadadkeedu dhan yahay...