Sawirro: Bangiga Adduunka oo kordhinaya lacagtii uu ku kabi jiray mushaaraadka shaqaalaha dowladda
19 July 2017 (Puntlandes) Bangiga Adduunka ayaa sheegay inuu kordhinayo lacagtii uu ku kabi jiray mushaaraadka Shaqaalaha dowladda. Wafdi uu hoggaaminayay...