Month: July 2014

Dhagayso: Gudoomiya Baarlamaanka Puntland oo saxaya sharci ku tumashadii ka dhexmuuqday jawaabihii Gaas, marka lasoo qaado jawaabtii uu Gaas ka bixiyey sharcigii ummadu ku heshiisay oo DFS bedeshay kaligeen.

Garowe (Pes): Madaxweynaha Puntland Dr Gaas ayaa wuxuu hortagay Baarlamaanka Puntland,23-07-2014, iyagoo halkaas ku waydiiyey su,aalo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland....

Fadeexad: Dhagayso Dr Gaas oo ka jawaabaya suaalo ay waydiiyeen Baarlamaanka Puntland, Galayr waa uu inkiray in uu Bursaalax iyo Burtinle tagey, Mushahaar la,aantana waa uu qirtay

Garowe (Pes): Madaxweynaha Puntland Dr Gaas ayaa wuxuu hortagay Baarlamaanka Puntland,23-07-2014, iyagoo halkaas ku waydiiyey su,aalo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland....