Home » Entries posted by puntlandes (Page 1195)
Entries posted by puntlandes

    Kooxda qaramada midoobey uqaabilsan xayiraada xaga hubka ee saaran Somalia iyo Eretria ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiirkii horre ee arimaha dibada Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo shirkad mareykanka ah iney weecsadeen hanti ay umada Soomaaliyeed leedahay ,sida warbixintu ay leedahay.   Hantida umada Soomaaliyeed banaanka u tiilay oo la xanibay […]

Continue reading …

          A United Nations panel that monitors compliance with U.N. sanctions on Somalia has accused the country’s president, a former minister, and a U.S. law firm of conspiring to divert Somali assets recovered abroad, according to a new report. The Somalia and Eritrea Monitoring Group, an 8-person committee, disclosed the findings […]

Continue reading …

Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Barack Obama ayaa maalinkii shalay aqalka Cad kaga gudoomay waraaqaha safiir-nimo Safiirka cusub ee Dowladda Soomaaliya dalkaasi u fariisan doono Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo Ra’iisul wasaare Dalka kasoo noqday 2009 ilaa 2010. Waa safiirkii ugu horeeyay ee 23-sano ka dib loosoo magacaabo Dalka Maraykanka iyadoona shacabka Soomaaliyeed ay arrintan soo […]

Continue reading …

Sida lawada ogsoonyahay Puntland waxay buuxinaysaa  16 sano. Waxaa caado inoo ahayd in la wayneeyo sanadguurada Puntland, oo waliba sannad walbaahi uu kasii xiiso badnaado kii ka horreyey. Sida loogu soo boxo iyo waliba khudbooyinka laga filanayo oo dadka reer Puntland ay aad usii falanqeynjireen. Waxaa hafladda kaqayb qaadan jiray bulshada qaybaheeda kale duwan iyo […]

Continue reading …

markana lagu tilmaami karay Wargayskii keliya ee Dhaliilaha iyo Toosinta Dowladihii hore ee Puntland  ayaa dib Hawada u soo galay waxaana Hawlwadeenada Wargayska ay Raad Raac u sheegen in 48 Saac Gudahood uu soo bixi doono Cadadkii ugu horeeyay kaddib ku dhowaad 10 sanno oo Wargayska uu Hawada ka maqnaa.   Ka sakow Wararka, waxyabaha […]

Continue reading …

Jarmalka ayaa ku guulaystay koobka kubada cagta ee aduunka ka dib markii uu 1 iyo 0 kaga badiyey Arjentina. Halkaas ayaa guushii ku raacday Jarmalka oo noqday wadanka ku guulaystay koobka aduunka 2014. Waxay Jarmalku dhigeen taariikh ah in ay noqdaan wadankii ugu horeeyey ee Yurub ah ee koob ka soo qaada Latin Ameerika. Hambalyo […]

Continue reading …

  Qoraal uu qoray Ismail Adam Dirie uuna soo dhigay barta facebook, qoraalka ayaa laga fahmi karaa inkastoo ay xafladahan horey u dhici jireen laakiin Xukuumada Xafladjoog oo horey u balanqaaday isbedel inay la imaanayso, aan marnaba la is lahayn iskaba daa inay wax bedeshee xafladihii dhaqaala lumiska ayey waqtigan adag oo dhaqaalo xumi iyo […]

Continue reading …

Sanadkan bilawgiisii waxaa ka dhacay Puntland doorasho ay dadku ku soo dhaweeyeen farxad iyo rayn rayn. Iyagoo shacbwaynaha Puntland ay filayeen in uu fulindoono madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas balanqaadyadiisii faraha badnaa ee uu balanqaadayey markii uu ololaha doorashada ku jiray. Waxa kaliya ee Gaas looga fadhiyey waxuu ahaa wax qabad. Halkan ka doowo uu […]

Continue reading …

Sabti 5  July 2014 ayay ahayd markii uu kormeer ku tegay Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) xafiisyada iyo xarumaha wasaaradaha dawlada Puntland ee magaalo madaxda Garowe.   Wuxuu kusoo arkay Gaas Wasaarado aan loo soo shaqo tegin Waa yaabe isbedelkii ma saanuu noqday? Aaway Shaqadii Xafiisyada ka socon jirtay ?    Isla maalintaa ciidanka […]

Continue reading …

Sabti 28 ka jun 2014 ayay ahayd marka uu dib ugu soo laabtay Garowe Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) soo dhaweyn ka dib Arbaco 2 da July 2014 waxaa mar qudha soo yeertay qayladhaan ka timid Isbitaalada Garowe, Gaalkacyo, Xabsiga iyo Ciidamo gadoodsan oo mushahaarkoodii la,a.   Agaasimaha Isbitaalka Jaamacadda Gaalkacyo Dr.Maxamed Xuseen ayaa […]

Continue reading …