Year: 2014
Dhagayso-Sawiro: Madaxwayne Gaas ”Goodigii Cabdiqaybdiid waa gardaro garab og”
Garowe (Pes): Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka qayb galay Kulan lagu taageerayay Go,aamadii ka soo baxay...
Go’aano kasoo baxay wadatashigii u dhexeeyay dowladda Puntland iyo xildhibaanada DFS “Wadohadalo lala galo Xasan Culusoow”
Garoowe (Pes) Shirkii wadotashiga ee u dhaxeeyey Dowladda Puntland iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Puntland kuna jira Baarlamaanka DFS ayaa...
Xog: Madaxweyne Gaas oo wali u Hanqaltaagaya Kursi aan jirin ”Villa Xamar 2016” (Kani waa la mood noqonse waa)
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa indho tiray damaca uu ka qabo in uu isu soo sharaxo...
Dhagayso: Abwaanad Muna Axmed Cabdala Diyaana:’’Puntland ha isku tashato”.
Abwaanad Muna Axmed Cabdala ‘’Diyaana’’ oo ka mid ah Qurbajoogta Puntland kuna sugan Garowe ayaa tiri waxaa la gaaray waqtigii...
Daawo Video: Cabdi Qaybdiid “ Gobolka Mudug 80% Anagaa ka Talina”
30 kii july 2014 ayey ahayd markii Villa Xamar laga shaaciyey wax heshiis loogu yeeray looguna dhisayo dowlad Gobolada Mudug...
Dhagayso: Baarlamaanka Puntland oo beesha caalamka ku wargaliyay in la gaaray markii Puntland ka tashan lahayd Xamar
Garowe(Pes) Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Somalia Nichalos Kay ayaa 17-08-2014 waxa uu xarunta Gollaha shacabka kula kulmay Afhayeenka...