Month: July 2017

Akhriso Agaasimaha Guud ee W. Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo shaqadii laga cayriyey Xaggee ayuu kasoo jeeda maxayse tahay sababtu?

23 July 2017 (Puntlandes) Waxaa Warbaahinta Puntlandes soo gaaray qoraal ku taariikhaysan 18kii July 2017, kaasoo wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta...

Daawo muuqaal Wasaaradda C/maadka Puntland oo soo bandhigay waxqabadkeeda muddii uu xilka hayey wasiir Cuuke (Xoggo badan)

23 July 2017 (Puntlandes) Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Puntland, Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa waxa uu maanta bandhigga waxqabadka xukuumadda Puntland kusoo bandhigay waxqabadka Wasaaradda...

Akhtiso Maxakamadda Sare oo ka hortimid go’aankii ay maanta gaareen golaha shacabka Barlamanka DFS oo ay ku laaleen go’aankii Maxkamadda ee dib u doorashada 8 kursi

22 July 2017 (Puntlandes) Maxakamadda Sare oo ka hortimid go'aankii ay maanta gaareen golaha shacabka Barlamanka DFS oo ay ku laaleen...

RW Khayre oo DFS ku hogaaminayaa wadadii bur-burka & kala tagga, Wasiir kuxeenka A. G. & F oo isna la amray inuu buriyo Wasiir Juxa shaqadii uu ka joojiyey Xoghayihi joogtada ahaa ee Wasaaraddaas

BREAKIN NEWS: Dawladnimadii Somalia oo uu RW Khayre god dheer ku riday kadib markii uu amray wasiiru Dawlaha wasaaradda A. G. & F inuu buriyo Wasiir Juxa shaqadii uu ka joojiyey Xoghayihi joogtada ahaa ee Wasaaraddaas