Dhagayso: C/wali Gaas oo sheegay in Lacagtii Muqidho lagu qabtay ee UAE ay 3.6 milyan oo doollar oo ka mid ah lacagtaas ahayd lacagtii ay ugu talogaleen Ciidamada jooga Puntland”
17 April 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo VOA war aysi gaar ah siiyey ayaa sheegey...