Madaxweyne Gaas oo xafiiskiisa ku qaabilay Isimada gobolka Doollo & Mudug
29 Aug 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Isimada Beelaha Majeerteen ee...
29 Aug 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Isimada Beelaha Majeerteen ee...
29 Aug 2018 (Puntlandes) Isimadii Beelaha Majeerteen ee gobolka Doollo ee dawlad deeganka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa waxa xalay casho sharaf...
29 Aug 2018 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomalida Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubnaha kale oo la xiray ayaa maanta...
29 Aug 2018 (Puntlandes) Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa ku guuleystay doorashadii duqa caasimada Garowe. Axmed Barre ayaa ku guulaystay...
29 Aug 2018 (Puntlandes) Maanta oo Arbaco ah waxaa xarunta PDRC ee Garowe ka dhaceysa doorashada duqa caasimadda Garowe iyo ku...
Daawo shacabkii Tulliguuleed ee ay Oromadu dhaawacday oo laga waraystay & booroordiiq loo sameeyey dadkii ay laysay Putlandes.com
Daawo muuqaalo Dad ka caraysan maydadka Soomaali oo ay Oromadu laysay oo la keenay Jigjiga Puntlandes.com
27 Aug 2018 (Puntlandes) Caasimada dowladda Puntland ee Garowe ayaa sheegaya in hada lagu soo dhaweeyey mmagaalada saraakiil ka soo...
27 Aug 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Mustafa Omer ayaa xilalkii ka qaaday dhamaan Taliyaashii Ciidamada Booliska, Liyuu-ga (Milateriga), Nabadsugida iyo Madaxtooyada, magacaabayna...
27 Aug 2018 (Puntlandes) Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka degmada Garowe ayaa maanta oo Tallaado ah lagu dhaariyay guriga gobolka...