Month: March 2018

Daawo Video: Hay’adda Socdaalka & jinsiyadda dowladda Soomaaliya oo beenisay inay joojisay Baasaboorka ay ka bixin jirtay Xafiiskeeda Garowe

12 Marso 2018 (Puntlandes) Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda dowladda Soomaaliya ayaa  beenisay in ay joojisay Baasaboorka ay ka bixin jirtay Xafiiskeeda...

Dhagayso: Xeerka Golaha Shacabku ansixiyeen oo dalka looga mamnuucay shirkada DP World oo aan KHUSAYN Dekeddaha Bosaso & Muqdisho

12 Marso 2018 (Puntlandes) Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyey xeer loogu magac daray “XEERKA DHOWRIDDA GOBONIMADA IYO MIDNIMADA GEYIGA SOOMAALIYEED”. Xeerkan...