Year: 2019

Sawirro: Madaxweynaha Jubbaland oo booqday Isbitaalka weyn ee Magaalada Kismaayo halkaas oo la geeyay dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotelka Madiina ee Kismayo.

12 July 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Isbitaalka weyn ee Magaalada Kismaayo halkaas oo...