Month: April 2019

Muuqaalo-Sawirro: Sanatarro deegaan doorashadoodu tahay Puntland & Guddiga arrimaha Bulshada Aqalka sare oo kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashada Somaliya

21 April 2019 (Puntlandes) Guddiga arrimaha Bulshada Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay shalay Wasiirka...

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntlandoo ka Tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdirishiid Maxamed Xirsi oo xilal kala duwan kasoo qabtay Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka Tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum...

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay Aragtida Dowladda Puntland ee arrimaha imtixaanaadka shahaadiga ah & qodobo kale

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan...

Sawirro: War Murtiyeedka Shirka Wada-Tashigga Wasaaradaha Boostada, Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda ee Federaalka & Dowlad-Goboleedyada

17 April 2019 (Puntlandes) Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gaba-gaboobey Kulanka Wadatashiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WBIT) ee heer federal...