Sawirro: Musharax Jibriil Ibraahim ayaa ka qayb galaya Barnaamij dood wadaag ah oo ka dhacay Xarunta Jaamacadda PSU ee Garowe
8 okt 2016 (Puntlandes) Musharax Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa caawa ka qayb galay Barnaamij...