Golaha Wakiilada Somaliland oo Meel mariyey Go’aanka Madaxwayne Siilaanyo ee Kala Qaadista labada Doorasho
17 sept 2016 (Puntlandes) Kalfadhi xasaasi ah oo ay saaka yeesheen mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxay kaga doodeen go’aanka...