Sawirro: Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo soo xirtay tababar kii Madaxqaybeedyada Waaxda maamulka lacagaha iyo Waaxda Iibka (Finance Unit Heads & Procurement Unit Heads)
Garowe: Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 28-Aug-2016 soo gaba-gaboobay tababar muddo lix maalmood ah ka socday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo...