Golaha Wasiirada DFS oo soo dhoweeyey Xeerkii Madaxweynahu ku meel mariyey Hanaankii Doorasho Safiirana magacaabay
Muqdisho, May 26, 2016——Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay...