HALLISTA REER JUBBALAND KU SOO FOOL LEH HADDII XILDHIBAANADA LA IIBSADO (Maqaal TALO SOO JEEDIN)
Baryahaan waxaa ay hadallo iyo khudbado daacadnimo xambaarsan kasoo baxayeen Madaxwayne Axmed Madoobe, waxaana xigtay 15 Casho kadib doorashaa dhacaysa....