Garaad Jaamac oo ka hadlay tegida Garowe ee Garaad Saleebaan eedna dusha ka saaray garaadka “Dhagayso”
Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Issimada Gobolada Sool ,Sanaag iyo Cayn ayaa ku sifeeyey socdaalka Garaad Saleemaan...
Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Issimada Gobolada Sool ,Sanaag iyo Cayn ayaa ku sifeeyey socdaalka Garaad Saleemaan...
Madaxwyna Puntland Dr Gaas ayaa Baarlamaanka Puntland hortagay 23-07-2014. Wuxuuna Gaas ka jeediyey khudbad wuxuuna ka jawaabay su,aalo ay waydiiyeen...
Shaqaalaha Dowlada Puntland ayaa aad uga cawday mushahaar la,aan ku habsatay. Intii uu Dr Gaas xukunka hayey oo ah todoba...
Agaasimahii hore ee hay’adda daryeelka bulshada Puntland Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed ayaa maanta xilkii ku wareejiyey agaasimaha cusun ee uu...
Muqdishu (Pes): Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay xiriirka u dhexeeya DFS iyo Puntland in uu aad...
Garowe (Pes): Gaari ciidan oo ay wateen ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa kula dhacay Afaafka Hore ee xarunta UN-ku ay ku lee yihiin...
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si wada jir ah kulan ula qaatay Wafdigii...
AUN Saado Cali oo dishay gacan ka xaqdaran. Guud ahaan dadka Soomaaliyeen gaar ahaan reer Puntland wey damaqday dilkii foosha...
Muqdishu (Pes): Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa shaaca ka qaaday inuu socdo qorshe dowlad xubin ka ah...
Suldaan Cabdirsaaq Xirsi Carab ( Suldaan Cawer) oo ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed ayaa asagoo qiireysan ka hadlay dilkii allaha...