Daawo Video: Fu,aad Adan Cade ”Prof Galayr Somaliland ayuu la xisaabtamayaa… meesha ku haboon oo uu madaxweyne ka noqon karaa waa Somaliland”

0

Horta Arbacadii wuxuu Galayr ii sheegay in Khamiista loo doorandoono madaxweynaha Khaatumo ayuu hadalkiisa ku bilaabayaa Fu,aad. Wuxuu kaloo intaa ku daray in uu Galayr la xisaabtamayo Somaliland kana soo celinayo xaqii beesha SSC ee ilaa 23 sano ee la soo dhaafay.Somaliland uga maqnaa; Wuxuuna intaa Fu,aad ku sii daray in uu aaminsan yahay in Prof Galayr madaxweyne Somaliland ka noqon karo.

 

Hoos ka daawo Fu,aad

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *