Shaqaalaha dowlada Puntland oo shaqayn doona 8 saacadood halka markii hore ay shaqayn jireen 6 saac ama kaba yar
Gaalkacyo (Pes): Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa qoraal uu soo saaray ku amray dhamaan wasaaradaha dowlada Puntland...